RASMI:Barcelona oo la wareegtay Malcom – Barcelona Video



published: 2018-07-24 17:03:12

Fadlan Subscribe dhaha saaxibayaal,Like iyo shere

RASMI:Barcelona oo la wareegtay Malcom

FACEBUUGEYGA WAAKAN
https://www.facebook.com/qadar111/

Watch the original Barcelona Video here

Some local news is curated - Original might have been posted at a different date/ time! Click the source link for details.

49 Comments - Write a Comment

  1. Ciil badhana runti aniga wxan ahaay cadhowga kowad eee dunidha

    Reply
  2. Barca fans subscribe ku qabta

    Reply
  3. Malcom Welcom to Barcelona
    Koley Wixii Aad Ku Soo Kordhiso Barcenola Waan Arki Doonaa

    Reply
  4. mxamed qadar waku mahadsantahy wararkga deg dega ah

    Reply
  5. Maxamad Qadar
    Galabta maro Aa riday ??

    Reply
  6. Ninka ugu horeeyay wye like io subscribe hla saaro inta taageerto barca

    Reply
  7. subscribe
    inta barca ila tagerto

    Reply
  8. Reer barce Hamplyo hadln like Saar hadaa tahy tagero kooxda kubada cagta ee Barcelona

    Reply
  9. Maxamed qadar sxb adi barcelona iyo real ma ahane amaa wax noga sheege man united

    Reply
  10. Sadex kooxood Sanadkan ka Capso,
    Fc Barcelona?
    Liverpool?
    Chelsea hade heesato Hazard & Willian iyo Courtois?

    Reply
  11. Kooxda aduunka yaa diidi kara ?❤️

    Reply
  12. Mohamed khadar inta tagerta liketa cimamada igu tuura

    Reply
  13. Inta Barcelona taageerto like iigu cimaamada ?

    Reply
  14. inta bacelona tagerta like isara❤?

    Reply
  15. Messi intee geyneenaaa hadii molcon la keenay

    Reply
  16. War wiilkani inaba caadi maaha inta daawatey soo fiiriya skills kiisa iyo goolashiisa iyo baskiisa

    Reply
  17. Haddii aad real Madrid like igu qabo

    Reply
  18. Waar waa yaabee maxay barca ku falaysaa waxaan oo wada bidixoolaa messi.ousman.wolcum

    Reply
  19. Welocm lkn dadkan san waa maxay like isaara maxa ka faidan waa yab

    Reply
  20. Malcom boos kama helayo meesha ilaa Dembele ama Suarez oo ka taga maahee
    Chanelkygana subscribe saara maalin kasta goos goos iyo skills MahadsanidiinMxamed qadar mahadsanid warbixita

    Reply
  21. malcon waa khatar
    wlee Madrid waa loo yaaba sanadka dambe

    Reply
  22. Welcome to malcon Barcelona like sara

    Reply
  23. War ninki mantay lga yabe miya qadar cimamada kugu tuure
    War ninkan sheekadii riyada muu wada abo lis dhahy ???
    Kaa yabney wlh meela u sucota qaradarow hore u saco adoo kle
    la helyn ???
    Welcome malcon baa leyahy

    Reply
  24. Waa arin farxad leh marwalbana wxd shegta wax lagu farxo By the way Thank you so much

    Reply
  25. Kkkk waa tuugo bajaqshilona ?????

    Reply
  26. Kkkk yaab badana inta tageerto real Madrid like igu qabta inta tageerto bajaqshiinola io waax lamid ah kama rabo like nacala ku tale ????

    Reply
  27. Koxdana ba u gu necbahy yaahuu dheh xaar shiinola baqti shinola balaqshiinola falaq falaq shiinola shinesshiinona kkkkk ?????????????

    Reply
  28. Maya kastuumo ku tuur waye

    Reply
  29. Malcom wellcome to barcelona

    Reply

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.