Real Madrid vs Barcelona 0-3 | Barca oo jajabsatay Real Malaki kulahaa – Barcelona Video



published: 2019-02-27 22:48:12

#Real_Madrid_vs_Barcelona_0_3

Watch the original Barcelona Video here

Some local news is curated - Original might have been posted at a different date/ time! Click the source link for details.

37 Comments - Write a Comment

  1. Caawo dhan sidan ku sugayay Aan kolba islahaa eeg maanu so galin ayan hadane arkey 30 minutes ka hor isago so galay waxay sapaptu marka manto qudha maahe dhawr jeer ayay taaso klle igu dhacdey bro

    Reply
  2. Wax kale hee sxb qayse (3) (0) sxb

    Reply
  3. Barca is always barca
    Never give up

    Reply
  4. Yaa ilataageera # Barcelona and# Liverpool caawa wan wada gulaysanay

    Reply
  5. Forza Barca raaliyo Madrid waa iska heysanaa like saara fans Barca

    Reply
  6. Reer Madrid caawa waanu ka xunahy jabka idinku dhacy sorry

    Reply
  7. Rer real ha isaso adkeeyaan sabtida sidii bolattoli sheegayba blaugrana waa kooxda kaliye laba garoon leh viva blaugrana

    Reply
  8. SANTIAGO BERNABÉU garoonka labaad ee BARCE 💯kkkkkkkkkkk

    Reply
  9. Hhhhhhhhhhh Brother Barcelona laguma aado khaasatan real Madrid

    Reply
  10. Barcelona si fcn ayeey udheshay wana wada dawaneynay marka ciyar xumo haku shegin

    Reply
  11. Aduunyadu waa maadesh Baca na wey mataleysaa😂😂😂

    Reply
  12. Akhirki real waa la kufsaday saw maaha hadal lama saarnade

    Reply
  13. Arsenal 3aaad ka fiirsha bacda idnik 🙏

    Reply
  14. Caawa sidee noga fiicneed real iyo sidaa uga badinay lam filaan

    Reply
  15. Taageero United like iigu qabta mahadsanid

    Reply
  16. Cwa ma anan fileynin in midaan o kale nagu dhaceyso sababto lugta hore waxan ku hami weyneyn inan ka guleysaneyno sbabto ah lugta hore anaa heysanay banoniga fursadihina Aan heysanayna way naga qasartay wana ka xunahay waxa nagu dhacay fursadena ka fa'ideysan weynay awged sxb qeyska sxb adiga Aadan kaga mahad nqayenaa sida quruxda badam Aad noga so bandhigty brnamijkan xisaha badan🖒🖒🖒

    Reply
  17. Barca mar kastaa waa barca 🤣🤣🤣🤣😁😂

    Reply
  18. Game ka madax xanuunka waana ku faraxsanahay inan badiyay xalay Qeyska si gaar ah baan ku salaamayaa

    Reply
  19. War axaaasil real madrid waxay u baahatahay zizu ziden 🙊🙊🙊🙊🙊🙊🙈🙈

    Reply
  20. Yeeees wixi ku farxaygushi Barca like i saar

    Reply
  21. Barcelona marwalba waaa barcelona ter stegen waaa golhaya aynu kufaaneyno waaaye REAL na way dadashey lkn nasiib keda ayaa usamihi waayey barcelona guuuul

    Reply
  22. Barcelona 😍 forever
    Messi hortii lay helyey ayaa lagaga dhigay real madrid oo suarez ayaa helay waiting for another hat trick for laliga

    Reply
  23. Barca💯 & Chelsea 💙
    Forever

    Reply
  24. tagera madrid bob boodaayo hadad aragto before the game suarez ugu wac

    Reply
  25. Hh gatonkena saxda ah ma ahan cemp nou wa santiego 😰🤣🤣🤣bernabèu

    Reply
  26. Niyohow jooji taagera nimada messi ee udhexee laacibiinta odhan waxaa tiri boqorka kubada cagta lkn ma ilaaw day lama joojiye MR CR7

    Reply
  27. Vinicious jr lacip sokorayaa oo barca cabay xalay

    Reply
  28. Ceeèb ceeeb waalee xalay dhulka ayaan ku jiidnaay cadcadkii real 😂😂😂😂 wax badan ayaay u xiisen CR7 hhhhhhhhh
    Suarez waaa geesii runtii 🔥🔥🔥💯✔

    Reply
  29. Wwwww warwaxni awalba way noohayen kobka barca koox jirta

    Reply

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.